| |
|
|
|
|
|
|
|
Barre Hiiraale Oo Kismaayo Xalay Soo Galay...
Sida ay masuuliyiin iyo shacab ku sugan magaalada Kismaayo sheegayaan waxaa xalay soo galay magaaladaas ciidan uu wato Barre Hiirale oo mar ahaan jiray qabqable ka talin jiray magaaladan iyo agagaarkeeda.
Warku wuxuu intaas ku darayaa in xaalad ciidan ay ka jirto kalkaas maanta ku saabsan sidii Barre Hiiraale gacanta loogu soo dhigi lahaa taas oo la&nb...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Doorashada Dalka Kenya 04/03/2013
Wararka naga soo gaaraya dalka Kenya ayaa sheegayaa inay doorashadii dalkaasi si habsami ah u dhacday, inkastoo meelaha qaar dib loo dhigay illaa 11/03/2013.
Ilaa iyo hadda tartanka madaxwaynaha waxaa ku horeeya Uhuru Kenyata taas oo ka duwan sidii ay dad badani saadaalinayeen.
Wixii warar ah isha ku hay Somaliwide.net
...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
TPLF Reschedules Its EPRDF Assemblage Meeting 14/09/2012
(Somaliwide.net)TPLF moved up the meeting of the council of its facade assemblage it calls EPRDF from Sept 16, 2012 it initially announced to Sept 14-15, 2012. It is not clear what prompted the rescheduling of the meeting but one possible reason cited is the mounting international pressure to name Meles’ successor.
The uncertainties that have engulfed the country for ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Sheekh Shariif iyo Jubbooyinka 21/08/2012
(Somaliwide.net) Bari baa waxaa jiri jiray wiil yar, wiilku wuxuu ahaa mid fara qaad-qaad badan. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu soo maray jamaaco salaad ku tukanaysa meel mawlac ah, wiilkii yaraa wuxuu arkay jamaacadii oo rukuucsan, intuu orday ayuu iimaamkii dabada gacanta ka galiyay, wiilku aad ayuu ugu riyaaqay falka uu sameeyay. Iimaamkii markuu salaaddii dhamaystay ayuu wi...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Xulidda Xubnaha Cusub ee Baarlamaanka Rasmiga 14/05/2012
Somaliwide.net ayaa u kuur gashay xaalado ku saabsan habka soo xulidda xubnaha baarlamaanka cusub iyo ismari ka jira arimahaas. Shaki kuma jiro in ay fogaatay rajada laga qabo isu tanasulaad ay isu tanasulaan beelaha Soomaaliyeed ayadoo ay beel waliba iskeeda wax u doonayso
Waxyaabaha sii murginaya xaaladda ayaa ah ayadoo aanay haba yaraatee jirin nidaam ama formula ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Digniin Culus 12/5/2012
Bahda wararka somaliwide.net waxa ay digniin culus u jeedinaysaa dhammaan mulkiilayaasha iyo tafatirayaasha shabakadaha wararka wax ka qora gobbolada Jubbooyinka
Waxaa maalmahan dambe shabakadaha qaar ku soo baxayay qoraallo abuuri kara kala fogaansho umadda dhaxdeeda ah, qoraalada qaar ayaa ku wajahnaa shaqsiyaad qaar kalana waxay xambaarsanaayeen farriimo iska soo ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Olole Siyaasadeed oo Muqdisho ka Billowday 12/5/2012
Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya Magaala madaxda Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay si xawli leh uga socoto diyaar garow iyo isu sharrixid xilal kala duwan ka dib marka uu dhammaado xilliga kala guurka ee dowladda ku meel gaarka Soomaaliyeed
Xilalkan oo isugu jira madaxwayne, ra’isal wasaare, afhayeen barlamaan, xubin baarlamaan iyo wasiirnimo intaba aya...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
ONLF Military Communique (8th September 2011)
Ethiopian Army’s aggression intended to pave the Way for Chinese exploitation of Ogaden Oil and Gas disrupted.
Brigades from the Ethiopian Army in Ba’bili, Jigjiga, Degahmadow and Degahbur have launched a joint attack against ONLF forces on the 30th of August, after the Ogaden National Liberation Army (ONLA) pushed back Elite troops from the Prime Ministers Special F...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Saxafi Malaysian ah oo Muqdisho Lagu Dilay (4 Septembe 2011)
Saxafi Malaysian ah oo Muqdisho Lagu Dilay
Gaadhi waday wafti Malaysian ah oo Soomaaliya u tagay howlo gar-gaar ayaa lagu rasaaseeyey magaalada Muqdisho Jimcihii la soo dhaafay. Waxaa halkaas ku geeriyood saxafi waftiga u qaabilsanaa sawir qaadida oo lagu magacaabi jiray Noramfaizul Mohd Nor, oo ka tirsanaa wakaalada wararka ee Malaysia ee Bernama. Alle ha u naxariisto. ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Dagaal Culus oo Ka Socda Gaalkacyo (3rd September 2011)
Dagaal aan waxba la isula hadhin ayaa ka socda Gaalkacyo. Dagaalkan oo socday laba maalmood ayaa bilowday ka dib markii ciidamada daraawiisha ee Puntland ay soo galeen xaafaada Garsoor ee Galkacyo. Dagaalkan oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ku dhintay dad fara badan oo labada dhinac ah, tiro kalena way ku dhaawacantay.
Taliyihii ciidamada ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
CIID WANAAGSAN (30 August 2011)
Maamulka iyo shaqaalaha warsidaha "somaliwide.net" waxaa uu guud ahaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaan ummada Soomaaliyeed ugu hanbalyeynayaa Ciidul Fidriga sanadka 1432 Hijriga. Waxaan RABBI ka baryeynaa in uu soonkeenii naga wada aqbalo, danbigeena iyo kii waalidiinteena dhaafo, jidka toosan ee Islaamka ah inagu wada toosiyo.AAMIIN
more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Xiisad Dagaal oo ka Taagan Gobolka J/ Hoose
Axad, Ogoosto 20, 2011 (Somaliwide.net) – Xiisad dagaal oo aad u culus ayaa laga dareemayaa Gobolka Jubbada Hoose iyada oo si xoog leh deegaanadaas looga dareemayo dhaq-dhaqaaq ciidan. Wararka hor dhaca ah ayaa tibaaxaya in ciidamada maamul goboleedka Azania iyo kuwa Raas Kambooni ay galeen diyaar garowgii ugu danbeeyey oo ay ku doonayaan in ay weerar baaxad leh ku qaadaan deeg...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
AZANIA STATE MEEL AAN NABAD LOO OGOLAYN
Ka gadaal ku dhawaaqiddii AZANIA STATE , waxaa billowday eedaymo, digniino, qaadacaado, hanjabaado iyo dhalliilo looga soo horjeedo AZANIA. Dadka ka hadlay waxaa ka mid ahaa Ismaaciil Cumar Geelle, Xasan Daahir Aways, Xaad iyo Axmad Diiriye, Dowladda ku meel gaarka ah oo waxbakama jiraan ku tilmaantay wixii ka soo baxay shirka, nin sheegtay inuu u hadlaayay qolo lagu magacaabo ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Wararka Radio Xoriyo28/11/07...
Dagaallo lagu jabiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya. Dadwayne rayad ah oo ay ciidammada gumaysigu xidhxidheen. Askari Itoobiyan ah oo isusoo dhiibay ciidanka Xoreynta Ogadenya(Waraysiga Askariga). Gudoomiyaha xarunta dhexe ee jwxo N/hure Sulub Cabdi Axmed oo ka warbixiyey dagaaladii u dambeeyey iyo duqayntii cirka. ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Walaalaha Galgaduud iyo Foosha Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunyta J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto nabad galyo xumo baahsan oo dhimasho, dhaawac, kufsi iyo boobba isugu jira
Magaalada Kismaayo oo ah magaalada labaad ee soo marta dagaaladii iyo barakacii ugu badnaa dalka soomaaliya, marka laga reebo magaalada Muqdisho ayaa u gacan gashay Walaalaha Galgaduud 23/04/200...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Dagaal ka Qarxay Fagax iyo Juungal
Wararka aannu ka helanay deegaanka Fagax ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal aad u kulul, kaasoo ka socda isgoyska Fagax iyo agagaarka Jungal
Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha dhabta ah ee uu dagaalkaas gaystay, laakiin wararka qaar ayaa ishaaraya in uu dagaalkani yahay mid kallifi kara baaba' xoog leh oo naf iyo maalba leh
Warar aanu ka helnay ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Geeddi oo Xukuumaddiisa Isbaddal Ku Sameeyay
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra'iisalwasaadaha Dowladda Federaalka ku Meelgaarka ayaa isbaddal ku samaysay xilaka wasiirada qaarkood. Wasiirkii wasaaradda Arimaha dibadda mudane Buubaa ayaa laga qaaday xilkii wasaaraddaasi, waxaana xilkaas loo magacaabay Xuseen Ceelaabe Faahiye
Isla wareegtadaas ayaa Buubaa loogu magacaabay wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta hal...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Dagaal Ka Billowday Waqooyi Galbeed Ee Dagmada Jilib
Dagaal La Isu Adeegsaday Hubka Noocyadiisa Kala Gedisan Oo Galabta
Ka Bilaabmay Waqooyiga Jilib
Dagaal culus ayaa waxa uu ka socdaa meel waqooyi galbeed ka xigta degmada Jilib
, halkaas oo lagu magacaabo Maleendo, waxa uuna bilaabmay abaarihii 5:40 saac ee
galabnimo , ma jirto warar xog ah oo laga hayo khasaaraha uu gaystay dagaalkaas
Dagaalkan aya...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Yiri
Sheekh Shariif Sh.Axmed " Melis Zinaawi Bani'aadan Ka fulaysan oo Ilaahay abuurtay Ma jro, Jihaad Jabhadeyn Ah Ayaan Ugu Baaqaynaa Bulhsda Soomaaliyeed In Ay La Galaan Ciidamada Itoobiya.30/12/2006...
(Kismaayo - somaliwide.net30.12.2006) Salaadii Ciida oo ay dadku ku tukadeen meel fagaare ah waxaa khudbad qaadatay mudo saacad ah halkaas ka jeediyay gudoomiyah...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Jilib Iyo Hareeraheeda Oo Cabsi Ay Ka Jirto...
Jilib Iyo Hareeraheeda Oo Cabsi Ay Ka Jirto...
(Jilib - somaliwide.net) Sida warar naga soo gaaraya halkaas ay sheegayaan waxaa nawaaxiga Jilib ka taagan cabsi dagaal oo cusub...
Warku waxa uu sheegayaa in Ciidamada Itoobiya oo gadhwadaan kuwa aan badnayn oo Soomaali ah ay ku soo dhawaadeen Degmada, ayna iminka ku sugan yihiin meel la yiraaho Kuunyo-B...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Wararka Dagaalka Daynuunaay iyo Manaas
Warar aanu ka hellay ilo madax bannaan ayaa waxay sheegayaan in ay dagaallo isaga horyimaadeen ciidamada Dawladda Federaalka ku Meelgaarka ah iyo kuwa Midowga Maxaakiimta Islaamiga ah deegaamada Daynuunaay iyo Manaas.
Dagaalkan ayaa la sheegayaa in uu wali soconayo ayadoo wararka qaar ay sheegayaan in gadaal loo riixay ciid...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Ganacsiga Soomaalida koonfur Afrika oo cirka isku shareeray
Wadankan konfur Afrika oo aay Soomaali badani kunooshahay ayay nolosha Soomaalidu ku tiirsantahay ganacsi noocyo kala duwan leh waloow dhimasho iyo dhaawacba si aan kala go'lahayn loogu gaysto Soomaalida oo u noqday bartilmaameed dadka gaar ahaan dadka madowga ah ee dalkaasi.
Soomaalida ayaa ayagu billaabay in ay yimaadaan Dalka Koonfurta Afrika markuu hoggaanka la ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Xaalada Safar-noolays Oo Iminka Degan
Xaalada Safar-noolays Oo Iminka Daggan , Inkastoo ay Jiraan Rasaas Goos- Goos ah oo Ay labada Dhinac Is dhaafsanayaan.
Inkastoo aysan jirin dagaal xoogan oo halkaas ka socda , hadana waxaa la sheegayaa in ay jirto rasaas teel teel ah oo ay dhinacayada iska soo horjeeda is dhaafsanayaan.
Magaalooyinka Muqdisho iyo...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Dr: C/Salaam Maxamed Cali (MAYTINNAAR)
Xog-waraysi Dr. C/Salaam Maxamed Cali (MAYTINNAAR) "Maxaakiimtu maanta deganaansho ayay Jubbooyinka ka abuureen, anigu ma qabo dagaal baa Laga Baaqanayaa (Soomaaliya), Heshiisna iima muuqato in ay gaarayaan dhinacyada is haya"...
Dr: C/salaam Maxamed Cali (MAYTINNAAR) oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa waxa uu somaliwide.ne...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Sheekh Xasan Daahir Aweys:
Sheekh Xasan Daahir Aweys: ”Qaadista cunaqabateynta Soomaaliya waxay keeneysaa Cawaaqib xumo”...
(Muqdisho - Soomaaliya 29/11/2006) Xasan Daahir Aweys, gudoomiyeha guddiga shuurada golaha maxaakiimta Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay qorshaha la doonaya in cunaqabateynta looga qaado Soomaaliya, isaga oo b...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Warar Goosgoos
Warar goos goos ah; 20/11/2006: Wasaarada gaashaandhiga ee DKMG ah oo beenisay in Ciidamo Itoobiyaan ah lagu weeraray gudaha Soomaaliya...
Warar goos goos ah; somaliwide.net 20/11/2006...
1- Wasaarada gaashaandhiga ee DKMG ah oo beenisay in Ciidamo Itoobiyaan ah lagu weeraray gudaha Soomaaliya...
2- Guddigii dowlada federaalka u xil saartay fata...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Warar Goos-goos ah: Janaqoow:
Warar Goos-goos ah qaybtoodi 1aad; somaliwide.net 14/11/2006
1) Janaqoow: "Waxaa la isku afgartay in Kenya Shir Guddoomiso Wadahadalada Khartoum, Maxkamadaha waxba kama qabaan in shirka Khartoum Kenya hoggaamiso"...
2) Jaamacada Carabta oo walaac ka muujisay arrimaha Soomaaliya.
3) Qaar ka mid ahaa xoogsa...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Ganacsade Maxamuud Sahal Cali
Xog-waraysi: Ganacsade Maxamuud Sahal Cali "Maka Hore Alle Ayaan U Mahad Cilinayaa , Marka Xigana Maxaakiimta, Dowlada Shaqadeeda Ma Xayirna Balse Mas’uulinyiinta Ayaa Hortaagan, Xakuumada Iyo Shacabka Kenyana Waxaan Uga Mahad Noqonayaa Dedaalkii...
Akhrsitayaal waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Xog-wareysi dhinacyo...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Sheekh Cabdi Yuusuf “ 90-Kii Ayaa Iigu Danbeysay Muqdisho
Sheekh Cabdi Yuusuf ô 90-Kii Ayaa Iigu Danbeysay Muqdisho, Waana meel Ay Hadda Ka Jirto Nabad Galyo Taam Ah, Kismaayana Waan Imanayaa Inshaa Allaaha"...
Sheekh Cabdi Yuusuf Cali oo iminka ku sugan magaalada Muqdisho, kana mid ahaa wefdigii uu hogaaminayay Shariif Xasan Sheekh Aadan lana yimid Magaalada Xamar oo ay somlaiwide.net khadka isgaarsiinta kula xirirtay ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Ma. Kismaayo Oo Xabsiga U Taxaabay Maleeshiyo Falal...
Maamulka Kismaayo Oo Xabsiga U Soo Taxaabay Maleeshiyo Lagu Eedeyay Falal Amaanka Wax U Dhimaya...
(Kismaayo - somaliwide.net 07/11/2006) Ugu yaraan 17 qof ayaa la sheegay in ay ku soo biireen maxaabiista horey ugu jirtay jeelka Kismaayo, kuwaas oo shalay la keenay.
Gudoomiye ku xigeenka maamulka Jubbooyinka ka arimiya C/fataax Maxa’ed Cali oo ay gar...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Ciid Wanaagsan Dhammaantiin
Ciid Wanaagsan: Dhammaan Umada Muslimka ah meel walba oo ay joogaan waxaan lee nahay ciid wanaagsan.
Waxaana ilaahay uga baryeynaa Ummada Soomaaliyeed in ciidan teeda kale ilaahay nagu gaarsiiyo, nabad galiyo, midnimo, sinaan cadaalad huwan iyo Qaran wada jira.
more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Xil. Caasho Axmed C/lla:
Caasho Axmed C/lla: "Jeneraalka iyo Baarlamaanka waxaan ugu baaqayaa in ay Baydhabo isaga soo tagaan, Muqdisho ayaa nabad ah" 19/10/2006...
Muqdisho - somaliwide.net "Jeneraal Cali Madoobe waxa loo baacsanaya waa arrin qalad ah, mana ahaan wax soconaya in masmore |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
Waraysi: Sheekh Nuur Baaruud
Waraysi: Sheekh Nuur Baaruud "Dowlada Baydhabo fadhida Qaad Cunis, fadhiidnimo iyo Hor usocod la’aanta isku darsatay Dowlad laguma tilaami karo, Reer Kismaayo waxaan leeyahay"...
Kismaayo,somaliwide.net Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo somaliwide.net ugu waramayay magaalada...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waraysi Ugaaska beesha Mareexaan/Sade...
Baardheere oo ciidamada Maxkamadaha ayÿdhankeeda u runqaansadeen iyo Buur-Hakabaÿoo maanta laba jeer la kala qabsaday...
Wararkaÿnaga soo gaaraya dhinaca gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay suurta gal tahay inÿmagaalada Baardheere ay la wareegaan ciidamada maxkamadaha ka dib markay u ruqaansadeen dhin...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Seeraar:
Seeraar: ”Isbahaysigii Dooxada Jubba waa bur buray, Barre-na keligiis ayuu ku yahay hadduu xabad bilaabo”...
Yuusuf Mire Maxamuud Seeraar, gudoomiye ku xigeenka Isbahaysigii la dhihi jiray Dooxada Jubba ayaa sheegay in isbahayigoodii Dooxada Jubba uu bur-buray, ayna soo dhoweynayaa Midowga Maxaakii...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Abuu Mansuur:
Abuu Mansuur: “Qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo wuxuu ahaa fal Argagixiso, waxayse isweydiintu tahay yaa ka dambeeyay, waxaan rumeysanahay in ay ka dambeyso dowlada Itoobiya”...
"Qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo wuxuu ahaa fal Argagixiso, waxayse isweydiintutahay yaa ka dambeeyay, waxaan rumeysanahay in ay...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Geeri hoobaatkii Soomaalida ee ugu dambeeyey Koofur Afrika
Marxuum Yuusuf (Baxar) Sh Cabdillahi Sheegow.
Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu dilay magaalada Cape Town ee wadanka Koonfur Afrika xalay fiidkii kadib markii aan laga sugin in uu gaarigii uu watay kasoo dego taasoo lala beegsaday tacshiirad sababtay quur bixiisi.
Marxuumka oo la odhan jiray Yusuf Sh. Cabdulaahi Shegow (Yusuf Baxar) d’adiisana ahayd 41 jir aya...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waraysi: Xildhibaan Axmed Xaashi Maxamuud,
Waraysi: Xildhibaan Axmed Xaashi Maxamuud, “Wadaadau hadii ay weeraraan Kismaayo wax dagaal ah kama galayno, waanu eedeynaynaa oo kaliya, xalka waa in Hogaanka haatan jira kalsoonida uu kala laabtaan B/ka soomaaliya"
Akhristayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Xog wareysi aan Baydhabo kula yeelanay Xildhib...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
Goobaale,
Wararka Maanta ee somaliwide.net 13 Sep 2006.
* Canshuurihii laga qaadi jiray shabeelaha Hoose oo mar kale dib loogu soo rogey...
* Guddi ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle oo maanta madaxweynaha la ku...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Madaxweynaha DFKMGS, Oo Sheegay Inay Dilkii Marxuum Cabdalla Deerow Isaaq, Ka Dambeeyeen Kooxo Ku Gabanaya Diinta Iyo Iscasilaadihii Wasiirada DKMG Ah, Oo Dib U Bilaabmay...
Baydhabo - Talaado, August 01, 2006 (Somaliwide.net) Madaxweynaha DFKMGS, Md. C/llaahi Yuusuf Axmed, waxa uu maanta sheegay inay kooxo ku gabanaya diinta ay ka dambeeyeen dilkii Wasiirkii Dastuurka iyo Federalka ee DFKMGS, Marxuum Cabdalla Deerow Isaaq, isagoo tilmaamay inaan Muslim lagu tilmaami karin kuwa dadka iska dila, waa sida uu hadalka uu yiriye.
Hadalkaasi...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Maxaad Ka Taqaanaa Gantaalka
Maxaad Ka Taqaanaa Gantaalka "Katyusha" Ee Ururka Xisbullaahi Ku Dagaalamo;
Ururka dagaalyahaniinta Xisbullaahi ee wadanka Lebanon ayaa daaha ka qaaday in ay haystaan ugu yaraan 12 kun oo ah gantaalaha loo yaqaan "Katyusha", iyagoo isla markaana dhaar ku maray in si xoog leh u ...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Dowladaha Ku Bahoobay Ururka Midowga Afrika
Dowladaha Ku Bahoobay Ururka Midowga Afrika "AU" Oo Mabda'ahaan Oggolaaday Inay Ciiddamo Nabad-ilaalin Ah U Soo Diraan Dalka Soomaaliya...
Banjul - Isniin, July 03, 2006 (Somaliwide.net) Hoggaamiyayaasha 53-ka dal ee ku bahoobay Ururka Midowga Afrika "AU"-da, ayaa waxay xalay mabda' ahaan isku raaceen inay Ciiddamo Nabad-ilaalin ah u soo diraan Dalka Somaliya. <...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Hambalyo Munaasabadda 26-Ka Juun...
Hambalyo Munaasabadda 26-Ka Juun...
Munaasabadda Sanad guuradda 46-aad ee Maalinta Xoriyadda 26-ka Juun oo ah mid qiimo iyo qaayo weyn ugu fadhidda Ummadda Somaaliyeed Maalintii la tuuray heeryadii Gumeeysiga,dulmigii Isticmaarka iyo amar ku taagleeyntii Ajnebiga,maalintii Somaalidu hanatay Madax banaani buuxdda iyo habkeeda maamulba,karaamadeeydi...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Waraysi: Ugaas Haaruun Ugaas Dacar:
Waraysi: Ugaas Haaruun Ugaas Dacar: "Way dhamaadeen xisadihii Bakool, hadana nabad weyn ayaa jirta" Waa nasiib darro dagaalada Xamar ka socda” “Soomaaliyeey Qaran Soomaaliyeed oo calankiisu babanayo yeynaan ka dooranin Qabiil aan meelna na gaarsiinaynin” ” Madaxweyne C/llahi Yuusuf waxa aanu kaga wada hadalnay kulankjii”...
Baydhabo (SWN 2006)...
Ugaas Ha...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
No Picture
|
Shariif Xasan Oo Lagu Eedeeynayo Dhagar Siyaasadeed...
Shariif Xasan Oo Lagu Eedeeynayo Dhagar Siyaasadeed...
Baydhabo/Muqdisho(SWN - Isniin, 22 May, 2006.)
Shariifka oo ah afhayeenka Baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa haatan soo food saartay dhibaato ka dhalatay siyaasad xagal dhaacis ah oo lagu eedeeynayo in uu kuwado qaar ka mid ah beelaha SAGAAL-ka, ka dib markii uu u taagay qorshe tira yar oo xagga qeyb...more |
| |
Browse
Article | Add
to Favourites
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|