|
No Picture
|
Gaarisaa (Garissa) waa magaalo madaxda gobolka Somalida ee Waqooyi-Bari kenya
Garissa waa magaalo madaxda Gobolka Soomaalida ee Waqooyi-Bari Kenya, dadka ku nool Garissa iyo deegaamadeeda waxaa lagu qiyaasaa Nus-malyuun (500,000), inta magaalada gudeheeda ku noolna 120,000-150,000.
Meesha ay magaaladu Dhacdo
Magaldu waxay ku taalaa meel god ah oo hoose, waxaana mara webiga weyn ee Ganaana mara. Dhaqaalaha magaalada waxaa laf dhabar u ah x...more |