Garissa. 2010-07-06, Raysul wasaaraha dalka Soomaaliya
oo isku shaandheeyey golehiisa wasiirada kuna soo daray xubno cusub oo
uu ka mid yahay Mr. Xuseen Cabdi Xalane oo ahaa Guddoomiye ku xigeenka
hay,adda caruurta Aduunka SAVE THE CHILDREN. 39 wasiir ayuu magacaabay
raysulwasaaraha Soomaaliya kuwaasoo uu baasmareeyey madaxweynaha dalka
Soomaaliya . La
soco qoraal kooban oo aan kaga hadli doono wasiirka maaliyadda dalka
Soomaaliya Mr Xuseen Cabdi Xalane.
Xigasho: afdheer.com
Publish Date: 7/7/2010
Last Updated: 7/7/2010
Source: Somaliwide +
More News under this Heading
|